المزيدAdvertisement الصومال فى سطور
ندوةجريدة الاهرام مقالات د. أحمد إبراهيم Advertisement 
تعليقات القراء

Waxaan filayaa in walaal maxamed Umal uu ku degdegay hadalkii uu jeediyey Jimcihii ka horeysey intaan shariifka la dooran , oo weliba waxa fiicnaan lahayd inuu akhriyo dastuurka uu ka hadlayo , laakiin dhibaatada wadaada soomaaliyeed heysata waxa weeyaan in iyagoo fiirinaya maslaxada ururkooda ama tooda gaarka ah ay ka boodaan maslaxada caamka ah ,maanta shariif iyo ragga la socda iney gaareen meesha ugu sareysa maamulka dalka oo weliba ogolyahay wixii wanaag ah ee loo soo jeediyo , ma ka faaideysanaa oo ma saxnaa wixii khaldan , oo sabab ma u noqonaa in Ummadan hadda wixii ka dambeeya dad ikhyaar ah hogaanka u qabtaa , mise waxaan joogeynaa haddi Aniga aan meesha joogin badda ha gasho . Umal iyo inta la mid ah waxay awoodi waayeen iney maraakista ay joogaan ay ka dhigaan meel ay dadku u siman yihiin , tolow maxay sameyn lahaayeen haddii ay gacanta ku dhigaan maamulka ummada oo dhan .ma is weydiiyeen in qofwalba oo khudbad akhrin kara inuu Ummad hogaamin karo iyo in kale?

مرسلة من samatar, على 02/11/2009 في 21:42

shaki kuma jiro in sh umal uu ku degdegay mucaaradnimada dawladan cusub, Qabqablayaashii mooryaanta ahaa markaan la dagaalanay ,waxay sababtay in wadanku gumaysi gacanta u galo taasoo keentay in loo xiiso qabqablayaashii maadaama wax ka daran la arkay---qofka maanta dawldan cusub mucaaradaya ma wuxuu rabaa in qolo itoobiya ka sii liidata in wadanku gacanta ugalo,maanta waxaa loo baahan yahay wax dawlad ueg si kala dambayn yar ay usoo laabato, ee ma taagna waa dawlad qaldan , umada somaliyed kaga dari mayso dawlad 99% qaldan, 1% oo sax ah haday wadato nagu filan, saa dawlad xunbaa dawlad la aan dhaanta, ugu dambayn Sh Umal weerarka uu dawlada weeraray faaiido ma keenin bal dad walaalo ahaa ayuu sii kala fogeeyay oo xataa kooxdii uu masaajidkiisa ku heestay baa sii kala jabtay.
waa wax laga naxo maanta oo ah waqtigii midnimada la fiirin lahaa, qaladaad ka jirana indhaha laga qarsan lahaa in shiikhu umada sii kala fogeeyo

مرسلة من ali, على 02/12/2009 في 00:10

walaal Shiikh Umal waan Sheekha Umada waxaan filayaa in uu san ahayn qof lagu bartay in uu dagdago ee ma la hubaa in uu yidhi wax ka soo hor jeeda Shariifka mise waa kutiri ku teenahoo. waxaan lee yahay maanta ruux cilmi ama caqli lehi ma ah maalin laga hor imaan karo dawlad walba oo Soomaaliya u dhalata. iskaba dhaaf mida Sheekh Shariif oo ku dhawaaqday in ay Shareecada ku xukumi doonta dhulka. waxaan filayaa in aad igu waa faqsantihiin hadaan iraado xaalada wadanku soomaray waxaan dhihi karaa Siyaad bare ayaa wuxuu u noqon hayaa i qarso. allaw khayrka ina waafaji.

مرسلة من mohamedm, على 02/12/2009 في 00:42

عجبا من الشيخ أمل يعيب الشيخ الشريف (حفظه الله ووحد الأمة به)بانه قسم على دستور إلحادي. وكأنه ينسى أويتاسى بانه هو نفسه يخضع تحت دستور كيني. أليس من الجدير بالشيخ أن يفكر في مصلحةالمسلمن وحقن دماءهم وألا يكون داعية لفتنة بين أبنائنا. وهـذا هو أكبر علماء المسلمين والصومالين ممن هم أعلم منه بعلوم الشرعية وأكبر منه سنا وتجربة,يؤيدن شيخ شريف.

مرسلة من Mohammed Dahir, على 02/12/2009 في 00:44

السلام عليكم ورحمة الله فان تباين مواقف العلماء يعكس حساسية الامر في الصومال وتفرق اصدقاءامس الي سدة الحكم. كما لاحظنا في التقرير فان جلٌ العلماء يدعم حكومةشريف والبعض احتجم الكلام عن حكومة الزعيم الجذري الاسلامي للمحاكم الاسلاميةوتحالف اعادتحرير الصومال سابقا. لما ذايعارض البعض الحكومة؟ فبعض الاصدقاء لم يطأ قدما في الصومال منذ اطاحة رئيس السابق الي ان تولت المحاكم الاسلاميةزمام العاصمةمقدشو بقيادة الريس شيخ شريف انذاك.
لا، يااخوةالنقد من بعيد او المباركة من حاسد. اللي يريد يساعد ويقدم نصائح لريس شريف فليتفضل:،اوي اللي يرمي الشرر من وراء الكواليس خير له بيسكت. دي الوقت اللي يعارض شريف بيعاض لحزبيته مش بدينه.

مرسلة من نور كارشي, على 02/12/2009 في 05:25

balaayo jadiidiya ee culimada aflagaadada iyo cadaawqada in dhala la aantaa kadhaafa sheekh cukaash dadka kale ood amaanaysaan waa kamudanyahay inla amaano ahalnimada oo cilmiga uyahay iyo dacwada uu waqtiga dheer kusoo jiry sunnada faafinteeda iyo tafsiirka kitaabka ilaahay

مرسلة من ali, على 02/12/2009 في 06:33

صراحة بعض العلماء يسرعون غلى الإفتاء بصورة لاتناسبهم الكل يعرف المرحلة الحالية التى تمر بها الصومل من ماسى وحروب اكلت الحرث والنسل ولذا نطلب من العلماء ان لا يقفو موقف المتفرجين من المسألة بل يقومو بدور فعال فى تاييد الشريف ونامل أن يجمع الله على يديه الصوماليين ويصلح الله به الحالة

مرسلة من محمد عبدالرحمن, على 02/12/2009 في 07:04

scw/ marka hore waxaan aad usalaamaya sheekh umal fikirkiisana waa ku ixtiraameynaa laakiin arintaan somaaliya kataagan waxaan leeyahay sheekha waa kudegdegey arintaas wuxuuna sabab unoqdey dad badan iney qiil karaadiyaan kasoo horjedkooda ay kasoo horjeedaan jiritaanka dowlad somaliyeed waxay rabaa in fowdo lagu noolaado
tankale sheekha waxaan weydiinayaa asaga xagee kunoolyahay wadan islaam ah oo shareecada islaamka lagu xukumo miyaa mise dastuur ? sheekhow waxaan ku dhahay arintaas kalaabo taagyeer sheekh shariif markuu wadanka gacanta ku dhigo u imaaw unaseexeey aniga saas dhihi lahaa

مرسلة من mukhtaar, على 02/12/2009 في 08:02

نعم والله، ولا فض الله فاك يا شيخنا، [ ان الحكومات لا تستمد شرعيتها من الامم المتحدة ولا ما يسمي بالمجتمع الدولي انما من كتاب الله وسنة نبيه ] و [الكتاب والسنة من الثوابت التي لا يمكن التنازل عنها في المنشط والمكره وليس هناك اي عذر مقبول قي هذا الامر ] ووبخ الشيخ علي الذين يطرحون فكرة الظروف المحيطة والخوف من التدخلات اذا ما تم اعلان تطبيق الشريعة في البلاد وتلا قوله تعالي (وقالو ان نتبع الهدي معك نتخطف من ارضنا...) . ومن حق الشيخ حفظه الله تعالى، أن يتساءل ، ' كيف يمكن لأشخاص منتمين إلى الدعوة، و'ملتزمين' أن يؤدوا قسم الولاء لدستور 'إلحادي' لله درك من عالم عرف الحق فالتزمه، والحق أحق أن يتبع ، وهكذا فلتكن الجرأة في قول الحق، وإقامة الحجة . فلو أراد الشيخ أن يستجذب قلوب العوام ويلهج بذكره وثنائه المثقفون والمتعالمون، لكان ذلك بإمكانه إلا أنه آثر الحق على الخلق. وكأنه يقول إذا صح منك الود فالكل هين وكل الذي فوق التراب تراب. وكأنه يقول، إذا رضيت عني كرام عشيرتي [الملتزمون للكتاب والسنة] فلا زالت غضبانا علي لآمها. أحسبه كذلك ولا أزكي علي الله أحدا ...

مرسلة من ghanimalalawi114@hotmail.com ismail ibrahim, على 02/12/2009 في 08:30

لماذا التعجل في الافتاء ياعلمائنا الافاضل، فلنعطي الفرصة للشيخ شريف ذو الاصول الدينية فلم يعد شعبنا يتحمل اصوات المدافع في كل حين واخر.

مرسلة من Great Somalia, على 02/12/2009 في 09:26

ilaahay hadaayo shiikhayaga shiikh umal.sida uu xaqa ucadaynayo waa sida ilaahay uu faray culumada inay xaqa ucadeeyaan waqtiga fidnada ee dad ku in xiraafaan ama koox inxiraafto.
mida kale raga la bar bar dhigayo maxamed cabdi umal la martabad maahan waa mufti caalim ah.mana qabo fat wadisa saxar wax le eg oo khalada inay ku jiraan .
waxaan culumada kale kulatalin lahaa waar xaqa cadeeya.
ilaahay hadaaayo culumadayada cimrigoodana ha dheereeyo.

مرسلة من c.raxman, على 02/12/2009 في 09:50

as war wab.....waxan rabaa inaan saxo shiikh shibili mawqifkiisa waa caddeeyay waxana la waydiiyay habeen uu masjidkiisa kitaabku marinayay oohabeenadii doorashada ahayd waxuna ku jawaabat(meeshaas kufri iyo dabadhilifnimaa taale ninki naar raboow aad) isagoo waliba ka xanaaqsan dadkan multasimiinta ah e waxan ku kedsoon .....markaa soomaliatday wa doc sheekh xassaan isaga maxaad usoo qaadan weyday waa takfiiriyay ......culimada nairoobina saddexdaasaa ugu culmi badan wa macruuf....umal,xassaaniyo sh.shibilli....markaa annagu waan ka nabad galnay culimo amisom weerarkeeda inuu jihaadyahay ka shakisan?...culimo ninkan camiilka ah dadka udhoobdhoobaysa oo malinkasta maraykanku leeyahay waxanu ninkii godabi jiiftiyo ninkii gaabisaa hadhikula dagaalami xagjirka.....waa cadyahay xaqu ama jeclaada ama necbaadawa hadalladii mujaahidkaweyn shiikh abu zubayr alle ha xafdiyee....as war wab(ninkii godabi jiiftiyo ninkii gaabisaa hadhi

مرسلة من cumar, على 02/12/2009 في 11:22

ليس خاف على كل ذي عينين مكانة شيخنا الشيخ أمل – رعاه الله - فهو من خيرة علماء الصومال ودعاتها المخلصين الذين نذروا أنفسهم لحمل هذا الدين ونشره بين الناس، وهو من خلص الصفوة وخيّري النخبة الذين أراد الله بهم الخير، مع منهج قويم قائم على فهم الكتاب والسنة على طريقة السلف الصالح – هكذا نحسبه ولا نزكيه على الله –
وواجب على كل فرد منا الذوذ عنه من أن يسِمه – مفتر – بما هو بريء عنه أو يتهمه – مبهت – بما لا يليق بفرد عادي من أفراد المسلمين فضلا عن عالم جليل..
وإن في تعليق النكرة – سمتر – تنقيص للشيخ وتطاول عليه – لا مبررله البتة – حيث افترى على الشيخ أنه غير مبال بالأمة، وأنه يقدم المصلحة الذاتية على المصلحة العامة، ووصفه بالجهل وضعف الشخصية – حسبي الله عليه.
ألا يجدر به أن يتقي الله في نفسه ويراعي حق أوليائه؟! أما يعلم أن لحوم العلماء مسمومة وأن عادة الله في هتك أستار منتقصيهم معلومة؟!
نحن لا ندعي العصمة للشيخ ولكن أن يحكم على طويته وسريرته بالشر المحض فهذا أمر لا يستسيغه العقل والفكر السليم.
ونصيحتي للإخوة المسئولين في الموقع عدم نشر كل ما يقال ويكتب فليس منا من لم يعرف لكبيرنا حقا...

مرسلة من أبو حميد الطويل, على 02/12/2009 في 12:41

waa arin cajiib ah in culimada aan la xaq dhowrin..
sheekh umal waa sheekh calim ah o la yaqaano mana haboona runtii in aan ku tilmaano waxyaabaha qaarkood oo aan ilaah ka cabsano.
mida ku saabsan fatwadiisa sheekhu wuxuu cadeeyey sida uux aq u arko waxaayna ka taay tadayun iyo ku dhawaansho alle hadii aan - fardan - niraahno wuu khaldameyna waa ma,juur..inkastoo uu 100% saxsan yahay waayo adillo ayuu ku xoojiyey hadalkiisa ee maahan wax,uu jeebkiisa kala yimidey..
laakiin waxa ayaan darro ah in sheekha aay ku tuntaan ragg isu maleeynaya inaay yihiin dad daacad u ah umadda soomaaliyeed...
bal ilaah baan idin ku dhaarshee waa maxay maslaxada shakhsiga ah oo uu sheekhu gaarayo hadii uu caaradu sharifka.
ilaaheey aan ka yaabno oo aan xishoono waxa afkeena kasoo baxahayana aan miizaano waayo qofkastayi ilaah buu hortagi doonaa beritoole waana lala xisaabtami culimadana aan xaq dhowrno.
walaalaha mas,uuliinta ahna- jazahumulaahu kheyran- haka fiirsadaano tacliiqaadka aan nashrinaayaa.

مرسلة من mahadyare, على 02/12/2009 في 12:49

aslaamu caleekum
jazaahulahu sh umal waxa uu umada islaamka ah u haayo ee dacwadah waxan dhihilahaa kuwa kueedenaayo sh umal(xafidahulaahu)fatwada uu kasoosaray ilaahay ugabaqa culimada oo hawdiina haraacininaa diintu waa waxa kuyimi kittaabka iyo sunha rasuulka swc
ma ahan diinta dastuur oo lagudhaarto iyo gaalada oo loojilicsanaado muslimiinta oo laguuadkaado ee waa taas badalkeeda
qaybdiid inloodorto iyo waxalamidkah amini in eeysooceliyaan kutaabka kumtaal
maweeysan aheen nimankii shalay ladagaalamay kutaabka ilaaheey oo mujaahidiinta iibsanjiray
xageesa kutaal muslim iyo mirtad in eey wax iskudarsadaan kaaga daranta iin madaxlaga dhigo rag aatoobadooda cadeen?
marka yaan hawda lagadhigan tan nahogaamisa ee kutaabka ilaahey aan raacn

مرسلة من almaqdishaawi, على 02/12/2009 في 17:24

 1 
الصفحه 1 من 1 ( 15 تعليقات القراء )

انت لم تأذن لمغادرة تعليقات.